1/11
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 0
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 1
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 2
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 3
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 4
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 5
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 6
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 7
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 8
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 9
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 10
Quraan MP3 Af Soomaali Icon

Quraan MP3 Af Soomaali

Blue Programing
Trustable Ranking IconDipercayai
1K+Muat turun
49.5MBSaiz
Android Version Icon7.0+
Versi Android
1.0.0(09-06-2023)Versi terkini
-
(0 Ulasan)
Age ratingPEGI-12
Muat turun
ButiranUlasanVersiMaklumat
1/11

Perihal Quraan MP3 Af Soomaali

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi Mohamed saw .svg (nnkh) wakhti 23 sana ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 CD (Cioise Dabadigaii) o wakht , ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi saw .svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa island markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.


Quraan, Qur'aan, Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Al-Quran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi salam sejahtera.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.

Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.


Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga salam ke atasnya.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo perdamaian Quraanka ku soo kepadanya .svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo jauh Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadhe-suurada ya macobhenaob-suurada ko ouuoaaaaaaaaaaaaaaaaad 615 .


Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaadhamaabta, maainta qiyai, iainta iya Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu stem-galay di kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa island markaana faraysaa mencintai ka reebaysaa dadka.


Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu batang galay di aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.

Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida Suuradood ke-114 ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Jika kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ada waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Quraan MP3 Af Soomaali - Versi 1.0.0

(09-06-2023)
Versi lain
Apa yang baruNew Screens AddedNew permissions added

Belum ada ulasan atau rating lagi! Untuk berikan ulasan yang pertama, sila

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

Quraan MP3 Af Soomaali - Maklumat APK

Versi APK: 1.0.0Pakej: com.blue.coran.somali
Keserasian Android: 7.0+ (Nougat)
Pemaju:Blue ProgramingDasar Privasi:http://redhardtv.blogspot.com/p/privacy-policy.htmlKebenaran:11
Nama: Quraan MP3 Af SoomaaliSaiz: 49.5 MBMuat turun: 4Versi : 1.0.0Tarikh Diterbitkan: 2024-06-13 03:03:23Skrin Min: SMALLCPU yang disokong: x86, x86-64, armeabi-v7a, arm64-v8a
ID Pakej: com.blue.coran.somaliTandatangan SHA1: E4:47:63:A6:69:EA:E7:06:12:1C:8F:C5:37:00:94:65:9A:31:0C:9BPemaju (CN): Andromo AppOrganisasi (O): "Andromo.com LLokasi (L): Negara (C): CANegeri/Bandar (ST): MBID Pakej: com.blue.coran.somaliTandatangan SHA1: E4:47:63:A6:69:EA:E7:06:12:1C:8F:C5:37:00:94:65:9A:31:0C:9BPemaju (CN): Andromo AppOrganisasi (O): "Andromo.com LLokasi (L): Negara (C): CANegeri/Bandar (ST): MB

Versi Terkini Quraan MP3 Af Soomaali

1.0.0Trust Icon Versions
9/6/2023
4 muat turun49.5 MB Saiz
Muat turun

Versi lain

1.0Trust Icon Versions
4/10/2020
4 muat turun6 MB Saiz
Muat turun
appcoins-gift
Permainan BonusMenang lebih banyak ganjaran!
lagi